Muqdisho (SONNA): Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee JamhuuriyaddA Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Sii-Hayaha Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada…
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa maanta si rasmi ah u gudbisay nuqulka Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo…
Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha XJFS mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hoygiisa ku qaabilay, kulan casho ahna kula qaatay qaar ka mid ah isimada Puntland oo…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa dhawaan gaaray magaalada Washington DC oo lagu qabanayo shirarka xiliga Gu’ga…
Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku soo dhaweeyay dhigiisa Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada…
(SONNA):-Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Cabdimajiid Daahir Aadan, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay mashruuca SINNAAN, oo ah mashruuc diiradda…
Muqdisho,(SONNA):- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa maanta ka qaybgalay kulan ku saabsan doorka haweenka Soomaaliyeed ee dowlad-dhiska,…
Muqdisho,(SONNA):- Golaha Wasiiradda XJFS ayaa kulankoodii maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabis Danjire , xilkaas oo loo magacaabay Mudane Nuur Maxamuud Sheekh , kadib…
Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha dhexe ka daah-furay diwaangelinta cod-bixiyeyaasha doorashooyinka qof iyo codka ah. Shacab badan ayaa…
Muqdisho (SONNA): Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn ayaa lagu ansixiyey Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, kaasi…

