Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta ee XFS Mudane Ayuub Ismaaciil Yusuuf, ayaa shir-guddoomiyay kulan muhiim ah oo dhex maray Wasaaradda Hawlaha…
Muqdisho(SONNA):-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulkadir Cali, ayaa xarunta Wasaaradda ku soo dhoweeyey wafdi kormeer ah oo…
Baydhabo():- Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa kormeer shaqo ku tagay qaar ka mid ah wasaaradaha Koonfur…
Muqdisho(SONNA):-Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka 7-aad ee Golaha Maamulka iyo Horumarinta Kalluumeysiga Dalka, kaas oo socday muddo laba maalmood ah. Shirka waxaa…
Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa gurmad raashin ah gaarsiiyay bulshada ay abaartu saameysay ee ku nool deegaanno hoostaga degmada Raaga Ceelle ee gobolka Shabeellaha Dhexe.…

Wasiirka Maaliyadda oo ka warbixiyay shir sanadeedka gu’ga (Spring Meetings) oo ka dhacay Washington
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa ka warbixiyay shir sanadeedka gu’ga (Spring Meetings) oo lagu qabtay magaalada Washington. Wasiirka ayaa sheegay in…
Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Madasha Hoggaamiyeyaasha Diblumaasiyadda Antaaliya ee dalka Turkiga, taasi oo ka qayb galayaan madax…
Baydhabo (SONNA): Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan cutubyada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Gorgor ayaa gargaar u fidiyay shacabka ku nool deegaanno…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay isla markaana…
Istanbul (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Dolmabahçe ee magaalada Istanbul waxa uu kulan kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha…
