Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Uganda, halkaas oo uu kaga…
Muqdisho(SONNA);- Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir guddoomineysay Guddoomiye kuxigeenka koowaad…
Muqdisho(SONNA):-Wafdi ballaaran oo ka socda Wasaaradaha Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada dalka, kana kooban masuuliyiin heerar kala duwan ah, ayaa maanta gaaray…
Nairobi,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qeyb galay kulanka heer wasiir…
Muqdisho(SONNA):-Shacabka degmada Kaaraan ayaa xaafadda Mirinaayo ku qabtay dibadbax ballaaran oo lagu taageerayay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hirgelinta doorashooyinka qof iyo codka ah ee dalka…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, oo ka qeyb galay kulan laba geesood ah oo dhexmaray Dowladda Federaalka…
Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan ayaa Faahfaahin ka bixiyay doorsahada maanta ka dhacday deegaanada kala duwan ee Koonfur Galbeed. Guddoomiye Cabdikariim ayaa…
Muqdisho,(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb galay munaasabadda xuska Maalinta Yurub (Europe Day) ayaa ku bogaadiyey Midowga…
Muqdisho,(SONNA):- Inta badan goobihii codeynta degmooyinka Koonfur Galbeed ayaa soo geba geboobay, ayadoo ay bilaabatay tirinta cododka, wallow ay goobaha qaarkood weli dadweynuhu safaf dhaadheer…
Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda guud ee dalka, doorashooyinka qof iyo cod ee si nabad ah saaka…

