Muqdisho,(SONNA):- Wafdi uu Hoggaaminaayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed Eelaay ayaa Maanta safar shaqo ku gaaray degmada Qansaxdheere ee…
Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Dr. Maryam Qaasim oo ay…
Ankara (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Ayub Ismail Yusuf , ayaa maanta kulan muhiim ah kula qaatay…
Muqdisho(SONNA):-Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta tababar u furay qaar kamid ah xildhibaannada Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir, iyadoo diiradda lagu saarayo shuruucda iyo habraacyada…
Diinsoor(SONNA):-Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, oo ay wehliyaan Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cabdisalaan Cabdi…
Baydhabo(SONNA):-Hoggaamiyaha Kumeel-gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji,ayaa kulan la qaatay Kaaliyaha Taliska Guud ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Maadeey Nuureey…
Muqdisho- SONNA-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa maanta duqeyn qorsheysan ka fuliyay deegaanka Ugunji ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo lagu bartilmaameedsaday…
Johannesburg, South Africa-(SONNA)-Wafdi uu hoggaaminayay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), kana koobnaa Sii-hayaha…
Muqdisho-(SONNA)-Ku simaha Wasiirka ahna Wasir dowlaha wasaaradda caafimaadka XFS, Dr. Maryama Mohamed Hussein, ayaa shir gudoomisay kulan kadhacay Xarunta Hawlgallada Degdegga Caafimaadka Dadweynaha (PHEOC), ee …
Nouakchott (SONNA): Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yusuf Ahmed Hassan (Yusuf Jeego), ayaa maanta warqadaha aqoonsiga danjirenimo u gudbiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Mauritaaniya,…

