Midowga Afrika ayaan weli go’aan ka gaarin dalalka ciidamada ku biirin doona howlgalka soo socda ee taageerada iyo xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), kaas…
Muqdisho — Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay fursadaha wax soo saarka beeraha Soomaaliya, ayada oo toddobaadkan Muqdisho lagu soo geba-gebeeyey shirka maalgashiga…
Garoowe — Maamulka Puntland ayaa Isniinti shalay soo saaray amarro uu kalluumeysatada ajnabiga ah uga mamnuucay, jallaabashada qaar ka mid ah kalluunka iyo yaxaaska xeebaha Badda…
Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee maanta la soo geba-gebaynayo, iyo khudbadihii ay Ethiopia iyo…
Sii akhri
Jabuuti — 45 qof oo tahriibayaal ahaa ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen xeebaha Jabuuti, kaddib marki laba doon oo ay la socdeen ay ku…
Muqdisho — Barnaamijka Dhallinyarada waxa uu maanta ku saabsan yahay shaqo la’aanta iyo dhalinyarada. Waxaa Muqdisho ka soo diray Xassan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste. Sii akhri
Maxkamadda Sare ee Somaliland ayaa amar ku bixisay in si deg deg loo sii daayo xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf oo tan iyo bilowgii bishan ku…
Magaaladda Hargaysa waxaa si weyn loogu soo dhoweeyey hobolladda Hiba Maxamed (Hiba-Nuura), oo ka mid ahayd hobolladii Waabari ee Soomaaliya. Sii akhri
Ottawa — Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Canada, gaar ahaan kuwa magaalada Ottawa ee caasimadda dalkaas, ayaa aad wax looga xumaado ku tilmaamay, kadib markii la sheegay…










