Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee maanta la soo geba-gebaynayo, iyo khudbadihii ay Ethiopia iyo Soomaaliya ka jeediyeen.

Ileyska VOA: Khudbadihii Soomaaliya iyo Itoobiya ee shirka QM
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.