Barnaamijkan gaarka ah waxa uu ku saabsan yahay booqashada madxaxweynaha Soomaaliya Xasan Xasan Sheekh Maxamuud uu ku tagay dalka Jarmalka iyo hadal haynta ka dhalatay…
Ololeyaasha doorashooyinka Somaliland ayaa ku jira maalmihii ugu dambeeyay iyadoo xisbiyada iyo ururrada siyaasadeed ee ka qeybgalaya ay ku jiraan dadaalkoodii ugu dambeeyay ee ay…
Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay in 19 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab lagu dilay howlgal ay ka fulisay deegaanka Yaaqle…
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa uu salka ku hayo khilaafka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubaland. Sii akhri
Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay wareysi aan la yeelanay guddoomiyaha ururka haweenka Galmudug Maymuun Cali Nuur, oo sidoo kale ah afhayeenka…
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorashooyinka Somaliland ee dhcaya Arbacada iyo doorka warbaahinta ee doorashada iyo nabad-galyada. Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmauud ayaa dhawaan booqasho ku tegey dalka Jarmalka, halkaasi oo uu kula kulmay hogaamiya dalka Jarmalka Olaf Scholz, kalana hadley arrimo…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa soo magacaabay wasiiru dowlaha wasaaradda qorshaynta iyo wasiir ku-xigeenka waxbarashada kadib markii dhawaan ay xilkan iska casileen laba…
Guddiga Nabad-galyada Gobalka Sanaag ee Somaliland ayaa fariimo dhinaca amniga u diray shacabka, iyagoo u sheegay in lasoo rogay bandow lagu xakameynayo isu socodka oo…
Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale ugu ugu baaqday dadka rayidka ah inay ka fogaadaan aagagga ay kula dagaallamaan kooxda Al-Shabaab kuwaasoo ay khasaare kasoo gaarto…










