Barnaamijkan gaarka ah waxa uu ku saabsan yahay booqashada madxaxweynaha Soomaaliya Xasan Xasan Sheekh Maxamuud uu ku tagay dalka Jarmalka iyo hadal haynta ka dhalatay waxyaabihii ay ka wada hadleen madaxda labada dal, iyo dib usoo celinta muwaadiniin Soomaali ah oo ku sugan Jarmalka.

Barnaamij gaar ah: Safarka Xasan Sheekh ee Jarmalka iyo muranka hareeyey
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray xaaladaha ka dhalan kara Super El-Nino
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah






Comments are closed.