Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa soo magacaabay wasiiru dowlaha wasaaradda qorshaynta iyo wasiir ku-xigeenka waxbarashada kadib markii dhawaan ay xilkan iska casileen laba xubnood oo horay u hayay.

Ra'iisul Wasaare Xamza oo beddelay wasiiro is-casilay
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.