Hargeysa — Arbacada soo socota oo ku beegan 13-ka bisha November ee soo socota waxaa lagu wadaa in deegaannada hoos yimaada maamulka Somaliland ay ka dhacdo…
Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay falanqeyn ku aaddan kaalinta ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah ATMIS oo…
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaad ku maqli doontaan xiisaha fanka Banaadiriga oo uu Barnaamijka…
Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari).…
Khamiistii waxaa magaalada Kismayo lagu aasay, Xaaji Xareed Yaroow oo ka mid ahaa ganacsatada ugu caansan gobollada Jubooyinka, gaar ahaan magaalada Kismayo. Marxuumka ayaa kaalin…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya ayaa ka hor timid tallaabadii xalay madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe uu ku magacaabay guddiga doorashooyinka iyo soohdimaha maamulkaas. Sii akhri
Gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa magacaabey guddi ka tirsan labada Aqal ee Baarlamanka, kuwaas oo ka shaqeyn doona xeerarka doorashooyinka ururada iyo…
Dhuusamareeb — Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa Sabtidi shalay ku dhawaaqay in Galmudug ay diyaar u tahay qabashada doorashooyin qof iyo iyo cod…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada Ethiopia aysan qeyb ka noqon doonin howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee AUSSOM ee bedeladaya howlgaka ATMIS dhammaadka sanadkan.…
Qaxooti Soomaali ah oo laga soo celiyey dalka Tunisia ayaa maanta ka soo degey garoonka Adan Cade ee magaalada Muqdisho. Sii akhri










