Gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa magacaabey guddi ka tirsan labada Aqal ee Baarlamanka, kuwaas oo ka shaqeyn doona xeerarka doorashooyinka ururada iyo asxaabta siyaasadda, iyo sidoo kale gudiga Doorashooyinka iyo Soohdimaha Soomaaliya.

Aadan Madoobe oo magacaabay guddi ka shaqeeya xeerka doorashooyinka
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray xaaladaha ka dhalan kara Super El-Nino
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah






Comments are closed.