Dhuusamareeb — Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa Sabtidi shalay ku dhawaaqay in Galmudug ay diyaar u tahay qabashada doorashooyin qof iyo iyo cod ah, taasoo lagu soo dooran doono madaxweynaha iyo xildhibaannada soo socda.
Warbixin ku saabsan arrinkaasi waxaa noo haya Cabdulqaadir Maxamed Mursal Samakaab.
Comments are closed.