Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu maanta ku saabsan yahay mashaariicda maalgashiga iyo dib u dhiska ee laga hirgalinayo dalka iyo kaalinta ay ku leeyihiin dhallinyarada.…
Xuutiyiinta ee Yemen ayaa sheegay inay afar maalmood oo kama dambeys ah siinayaan dhexdhexaadiyayaasha wadahadallada xabbad-joojinta si ay cadaadis ugu saaraan Israel inay fasaxdo gargaarka…
Wasaaradda arrimaha gudaha Pakistan ayaa jimcihii amartay dhammaan ajnabiga sharci la,anta ah iyo kuwa haysta kaararka ee muwadiniinta Afgaanistaan inay ka baxaan dalkaasi ka hor…
Madaxweynaha dowladda kumeelgaarka ah ee Suuriya, Axmed Al-Sharca, ayaa ugu baaqay kooxaha uu ku tilmaamay inay yihiin haraadigii nidaamkii hore in ay isku soo dhiibaan…
Muqdisho — Labadii toddobaad ee la soo dhaafay, waxaa soo baxayay digniino ku aaddan weerarro argagixiso oo lala maagan yahay Garoonka Caalamiga ah ee Aaden Cadde…
Muqdisho — Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa soo saartay maanta farriimo digniin ah oo dadka lagu wargelinayo inay ka fogaadaan aagagga ay ka dhow yihiin kooxda…
Barnaamijkii Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay cunaqabateyntii ay dhawaan mar kale Qaramada Midoobay ku giijisay kooxda Al-Shabaab iyo waxa ay ka dhigantahay.…
Washington — Waxaa xalay Ingiriiska iyo Talyaaniga ka dhacay ciyaaro xiiso lahaa, halka caawa lagu wado in ay billowdaan wareegga 16-ka ee Koobka Kooxaha Yurub. Wararkii…
Ceerigaabo — Somaliland ayaa sheegtay inay la wareegtay dufcaddii labaad ee xoogagga madaniga ah ee gobolka Sanaag, kuwaasoo la qorsheeyay in ay ka mid noqdaan ciidamada…
Muqdisho — Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in culeys dhaqaale soo wajahay, kadib markii ay istaageen kaalmooyinkii maaliyadeed ee ay heli jireen ciidamada qalabka sida iyo hay’adaha…










