Press "Enter" to skip to content

Dowladda Federaalka oo soo saartay digniino ku socda shacabka

Muqdisho — Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa soo saartay maanta farriimo digniin ah oo dadka lagu wargelinayo inay ka fogaadaan aagagga ay ka dhow yihiin kooxda Al-Shabaab, halkaasoo ay weerar cirka iyo dhulka ah ku qaadi doonaan, sida ay sheegtay dowladdu.

Waxay kaloo sheegtay dowladdu inay tallaabo ka qaadi doonto dadka u isticmaala baraha bulshada wararka been abuurka ah iyo kuwa la macaamila kooxaha argagixisada.

Warbixin ku saabsan arrinkaasi waxaa noo haya Cabdulqaadir Maxamed Mursal.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r