Muqdisho — Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in culeys dhaqaale soo wajahay, kadib markii ay istaageen kaalmooyinkii maaliyadeed ee ay heli jireen ciidamada qalabka sida iyo hay’adaha…
Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa soo saartay digniin amni oo degdeg ah, oo ku saleysan xog sirdoon oo la isku halleyn karo oo muujinaysa weerarro…
Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xuska maalinta haweenka adduunka ee 8-da Maarso, waxaana ku eegeynaa caqabadaha ay wajahayaan haweenka Soomaaliyeed. Waxaa…
New York — Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Isniintii shalay dib u cusbooneysiiyay xayiraadihii uu hore u saaray kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab. Dhammaan xubnaha…
Muqdisho — Qoysas barakac ah oo ku nool xeryo ku yaalla degmada Daayniile ee magaalada Muqdisho ayaa ka walaacsan xaalad cunto-yari ah iyo dayacaad haysta, xilli…
Maamulka Puntland ayaa bilihii u dambeeyay waday howlgallo guuleystay oo ka dhan ah kooxda argagixisada ee Daacish, taas oo hoy ka dhigtay buuraha Bari ee…
Riyadh — Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay xaaladda muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran xabsiyada dalka Sacuudiga kuwaasoo qaarkood lagu xukumay dil. Qaar ka mid ah…
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay doorashada qoska iyo codka ah ee la doonayo in laga qabtay gobolka Banaadir. Barnaamijka waxaa…
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa dhowaan ku heshiiyey tirada ciidamada qeybta ka noqonaya howlgalka cusub ee nabad ilaalinta Midowga Africa aa…
Washington — Barnaamijka Caweyska Washington waxaad toddobkaan ku maqli doontaan wareysi uu barnaamijka siiyay Gaashaanle Cabdiraxmaan Cumar Warsame oo loo yaqaan Jeeniqaar. Waxaa soo saartay…










