Maamulka Puntland ayaa bilihii u dambeeyay waday howlgallo guuleystay oo ka dhan ah kooxda argagixisada ee Daacish, taas oo hoy ka dhigtay buuraha Bari ee Soomaaliya. Qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa iyaguna dadaal ugu jira sidii ay u garab istaagi lahaayeen ciidamada qalabka sida.

Doorka haweenka Puntland ee dagaalka Daacish
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Markab shidaal oo Kuwaiti ah oo lagu weeraray drone Iiraan ah gudaha Dekedda Dubai
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.





Comments are closed.