Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Kenya ayaa Isniinta maanta ah sheegay in Kenya iyo Soomaaliya ay isku raaceen in ay dib ay u furan xuduudda ay…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay ka saagootiyey Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho cutubyo ka tirsan Ciidamada Xooga Dalka gaar ahaan Guutada Gantaal…
Madaxtooyada Soomaaliya waxaa shalay ka dhacay shirka heerka sare ee Golaha Dhaqaalaha Qaranka oo uu shir-guddoomiyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Sii akhri
Fatahaadahan ayaa sababay inay xidhmaan dugsiyadii iyo goobihii caafimaadka, isla markaana ay meesha ka baxaan xoolo kala duwan oo dadku ay dhaqan jireen, iyada oo…
Magaalada Beledweyne oo toddobaadkii hore ay soo galeen daadad xoog leh oo keenay barakac baahsan ayaa dhinaca kale laga digayaa khatar ay waajihi karaan dadka…
Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta magacaabay Guddiga Tira-koobka, Soo Celinta, Qiimeynta, iyo ka Talo-Bixinta Nidaaminta Hantida Qaranka. Guddigan oo ka kooban…
Xaaladda magaalada Ceerigaabo ayaa maanta deggan ka dib markii xalay rabshado ka dhacay uu ku dhintay qof shacab ah, ayna ku dhaawacmeen shan askari oo…
Golaha Wasiirada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiistii meel mariyay xeerka hufnaanta maamulka maaliyadda, waxaana qaraar ku taageeray madaxweyne Xassan Sheekh Maxamud. Madaxweynaha ayaa shalay Masjidka…
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
Ugu yaraan saddex askari oo ka tirsan ciidanka PMPF ayaa ku dhintay ilaa sagaal kalena waa ku dhaawacmeen dagaal xalay ka dhacay nawaaxiga garoonka diyaaradaha…









