Magaalada Muqdisho waxaa maanta laga xusay maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed oo ku beegan sannad walba 15ka bishan May. Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamud ayaa u jeediyay dhalinyarada khudbad isugu jirtay, baraarujin iyo Dhiirigelin.

Madaxweyne Xassan oo ka qayb galay xuska maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.