Shir muddo laba cisho ah ka socday magaalada Garoowe, oo ay siyaasiyiinta uga doodayeen xaaladaha siyaasadda ee deegaannada Puntalnd, ayaa xalay lasoo geba-gebeeyey. Sii akhri
Xaalad bani’aadanimo ayaa laga soo sheegayaa in ay ka jirto magaalada Beledweyne kadib markii uu wabigu ku fatahay magaalada. Sii akhri
Booliska Soomaaliya oo kaashanaya kan Adduunka ee Interpol ayaa waddanka South Sudan kasoo qabtay Zakariye Cali Axmed Cosobow oo ka tirsanaan booliska Soomaaliya, kaas oo…
Booliiska bartamaha dalka Nigeria ayaa sheegay inuu baarayo dhimashada ugu yaraan 15 qof oo toddobaadkii hore ka dhacday bulshooyinka beeralayda ah oo ay soo weerareen…
Xisbiga dimoqraadiyadda taageera ee Move Forward oo Axaddii ku guuleystay doorashadii dalka Thailand ayaa dadka siyaasadda falanqeeyaa ay sheegayaan in guushoodu ay jawaab u tahay…
Ciidamada Sudan ayaa qaaday duqeymo dhinaca cirka ah oo ay ka fuliyeen qeybo ka mid ah caasimadda Khartuum iyaga oo isku dayaya inay dib u…
Dhinaca Koonfureed ee dalka Soomaaliya ayaa laga soo sheegayaa inay daadadkaasi ku dhufteen dhulbeereedyo ku yaalla maamul goboleedka Jubbaland sida degmada Baardheere. Beeraleyda dagmadaasi ayaa sheegay…
Barnaamijka wicitaanka dhegaystaha ee toddobaadkan oo uu marti ku yahay wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada ee Soomaaliya Biixi Iimaan Cige, ayaa ku saabsan xaalada shaqada,…
Magaalada Muqdisho waxaa maanta laga xusay maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed oo ku beegan sannad walba 15ka bishan May. Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamud ayaa u jeediyay dhalinyarada…
Ku soo dhowaada barnaamijka Ilayska VOA oo ku saabsan, xaaladda xanuunada ku dhaca dhimirka ee Somaliland, waxaa innala socodsiinaya Maxamed Colaad Xasan. Sii akhri










