Ugu yaraan saddex qof ayaa la sheegayaa inay ku dhinteen iska horimaad xalay ka dhacay duleedka caasimadda maamul goboleedka Puntland ee Garoowe xiisad la xiriirta in sanaadiiqda doorashada la geeyo degaanada Bariga ee Puntland, sida ay sheegeen ilo wareedyo ku sugan Garoowe.

Wararakii ugu dambeeyay ee xiisadda magaalada Garoowe
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.