Qarax lagu xiray gaari noociisu ahaa Surf oo uu lahaa qof muwaadi caadi ah ayaa ka dhacay agagaarka Muqdisho Mall ee magaalada Muqdisho, iyada oo aysan jirin cid waxyeello kasoo gaartay, sida uu sheegay Boolisku.

Qarax ka dhacay Muqdisho, xilli ammaanka caasimaddu soo hagaagayo
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.