Madashada isku keenidda maayarada 6 magaalo oo ka mid ah maamullada ka jira Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Sii akhri
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
Golaha baarlamaanka ee gobolka Minnesota ayaa ansixiyay sharci ilaalinaya caafimaadka iyo xuquuqda shaqaalaha xarumaha iyo warshadaha shirkadaha waaweyn ee Maraykanka. Sharcigan ayaa daba socda cabasho…
Dalka Jabuuti waxaa Jimcadii shalay lagu soo gabagabeeyay Shirka dalalka Geeska Afrika oo la xiriira iskaashiga xasilinta ammaanka internet-ka . Ujeedka shirka ayaa ahaa in dalalka gobolka…
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa xaaladda dhaqaalaha Soomaaliyaa ee xilligan, waxaana marti ku ah Pro. Yaxye Sheekh Caamir oo ah khabiir ku…
Wabiga Jubba ayaa ku fatahayay dhulbeereedyo ku yaala Deegaanada Jubbaland oo la sheegayo inay biyahaasi gaysteen khasaare ballaaran. Fatahaadaha ayaa saameeyey dhulbeereedyada Baardheere iyo nawaaxiga…
Magaalada Muqdishu ee caasimadda Soomaaliya waxaa maalintii labaad ka socda shirweynaha dhalinyarada Soomaalida oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Dhalinyrada. Sii akhri
Dadadku amray maanta in lasoo xiro Xeer-ilaalihaya Guud ee Puntland, waxaa ka mid ah wasiirkii hore ee maaliyada Puntland Xasan Shire Abgaal, waxaana uu ka…
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay muhiim tahay in la dhaqan geliyo shuruucda iyo habraacyada kala duwan ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed. Sii akhri
Waxaa laga dayrinayaa xaaladda nololeed ee barakacayaasha ku nool duleedka woqooyi ee magaalada Kismaayo, iyada oo ay hooseeyaan adeegyada bulsho, gaar ahaan adeegyada caafimaadka oo…










