Maxkamadda militariga ee Soomaaliya ayaa xukunno isugu jira dil iyo xabsi ku ridday xubno ka tirsan ciidamada amniga dawladda oo ku lug lahaa iska horimaad ka dhacay isgoyska Siinaay ee Muqdisho bishii Febraayo ee sannadkan.
Muqdisho: Maxkamadda Ciidamada oo xukunno ku ridday askar
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.