Warbixinta ay soo saartay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay 'in abaarahan daran ay uga sii dareen, ka dib markii la waayey roobabkii la filayey, muddo…
Dawladda Maraykanka ayaa manata liiska madaw ku dartay xubno kale oo ka mid ah ururka Al-Shabaab iyo shaqsiyaad xiriir la leh kooxda. Sii akhri
Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland, ayaa hakiyey doorashooyinka qaar ka mid ah deegaanada Puntland ee la filayey inay dhacaan berri oo Khamiis ah. Sii…
Doorashada Puntland ayaa kusoo aadeysa iyadoo uu khilaaf ka dhex taagan yahay madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni, iyo madaxda Dowladda Federaalka. Sii akhri
Madaxweynaha SoomaaliyaXasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada oo maanta ka furmay xarunta Madaxtooyada dalka. Sii akhri
Doorashooyinka golayaasha deegaanka ayaa maanta ka dhacay degmooyinka maamulka Puntland marka laga reebo saddex degmo oo doorashadooda la hakiyey. Dadkii soo kormeeray doorashada waxaa…
Iyadoo Turkigu ay ka qabsoomeyso doorasho madaxweyne oo ku celis ah, 28-ka bishan May, ayaa ninka la baratamaya madaxweynaha talada haya Recep Tayyip Erdogan ee…
Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland iyo laba degmo oo kale, oo ka tirsan gobolka Nugaal ayaaney maanta ka dhicin doorashooyiinka golayaasha deegaanka ee laga qabtay…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furantay Carwada Buugaagta ee Muqdisho, oo sanadle ah taasi oo muddo saddex maalmood ah socon doonto. Sii akhri
Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo 'ayaa shacabka iyo maamulka Puntland ku ammaanay hirgelinta doorashada goleyaasha deegaanka' sida uu ku sheegay bayaan…









