Warbixinta ay soo saartay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay 'in abaarahan daran ay uga sii dareen, ka dib markii la waayey roobabkii la filayey, muddo shan xilli roobaad ah. In ka badan 30 milyan oo qof oo ku kala nool Ethiopia, Soomaaliya iyo Kenya ayaa taageero loo fidiyey.'

Deeq bixiyayaasha oo $2.4b ugu yaboohay Ethiopia, Kenya iyo Soomaaliya
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Barasaab Cismaan Axmed Xasan oo maanta lagu aasay Hargeysa
- Jubaland: In ka badan 3,500 oo geel ah oo u dhintay cudur
- Muqdisho: Arday soo bandhigtay cilmi-baaris la xiriirta caafimaadka ilkaha
- Wareysi: Buugga Habka Cilmi Baarista Taariikhda Soomaalida ee Prof. Maxamed Mukhtaar
- Xog dheeri ah oo ku saabsan dagaalkii Masagawaay
Comments are closed.