Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in maanta ay dhaqan galeyso awaamiirtii ay hore ugu soo rogeen mooto bajaajta ka howl gasha magaalada Muqdisho, taas oo ah in mootooyinka ay u kala shaqeeyaan nidaamka A iyo B oo ah in qoloba ay maalin shaqeyso
Sharciga Mooto Bajaajta oo maanta ka hirgalaya Muqdisho
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Wicitaanka Dhageystaha: Xaaladda Cadaaladda Soomaaliya
- Xildhibaano Golaha Shacabka horgeeyey mooshin ajende
- Qaxootiga Dhadhaab oo ka hadlay ka harista Biden ee tartanka
- Jubaland oo sheegtay in la fashiyey saddex weerar oo ay soo qaadeen Al-Shabaab
- Askarigii ka hortagay in khasaare culus ka dhasho weerarkii Xabsiga Dhexe
Comments are closed.