Midowga Yurub ayaa ansixiyey lacag 20.5 milyan oo Euro ah oo lagu taageerayo miisaaniyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, taasi oo qeyb ka ah barnaamijka dowlad dhiska…
Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac Huruse ayaa booqasho ku tegay magaalada Moscow ee dalka Ruushka, halkaasi oo uu wada-hadallo kula yeeshay dhiggiisa Sergey…
Doorashada Goleyaasha Deegaanka ayaa la filayaa inay berri ka billaabato deegaanada Puntland, ayada oo dadku ay codkooda ku dooranayaan hoggaanka deegaannadooda. Sii akhri
Shacabka Puntland ayaa aroornimadii hore ee saaka waxa ay u dareereen goobaha ay yaalaan sanaadiiqda codbixinta, iyagoo safaf dhaadheer u galay si ay u doortaan…
Inkastoo ay yaraadeen daadadkii kusoo rogmanayay magaalada Beledweyne, islamarkaana xaafadaha qaarna ay noloshu caadi kusoo noqoneyso, haddana waxaa la dareemayaa saameynta bani’aadnimo ee daadadkaas ka…
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay qalabkii iyo saanaddii milatari ee ay dhawaan dowladda Soomaaliya sheegtay inay ku qabatay garoonka iyo dekedda…
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arimaha Dibadda Maraykanka ayaa lagu sheegay in dowladda Mareykanku ay liiska madaw ku dartay 5 xubnood oo ka mid ah hoggaamiyeyaasha…
Puntland ayay waxaa saaka ka billowday doorashada golaha deegaanka ee beryahan la sugayey. Guddida KMG ee doorashooyinka Puntland ayaa hakiyay doorashada illaa saddex degmo oo…
Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxay imtixaan u furtay 29 sarkaal oo ka tirsan laamaha amniga ee dalka iyo xubno…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in maanta ay dhaqan galeyso awaamiirtii ay hore ugu soo rogeen mooto bajaajta ka howl gasha magaalada Muqdisho, taas oo…









