Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay qalabkii iyo saanaddii milatari ee ay dhawaan dowladda Soomaaliya sheegtay inay ku qabatay garoonka iyo dekedda magaalada Muqdisho.

Bandhigga VOA: Xogta agabkii lagu qabtay dekedda iyo garoonka Muqdisho
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Jubaland: In ka badan 3,500 oo geel ah oo u dhintay cudur
- Muqdisho: Arday soo bandhigtay cilmi-baaris la xiriirta caafimaadka ilkaha
- Wareysi: Buugga Habka Cilmi Baarista Taariikhda Soomaalida ee Prof. Maxamed Mukhtaar
- Xog dheeri ah oo ku saabsan dagaalkii Masagawaay
- Deni oo ka horyimid heshiiska Golaha Wadatashiga Qaran
Comments are closed.