Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyay Ra'iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre iyo madaxweyneyaasha maamul goboleedyada iyo duqa magaalada Muqdishu ayaa ammaanay heshiiska ay…
Allah ha u naxariistee waxa maanta aas qaran loogu sameeyey magalaada Hargaysa Cisman Axmed Xasan oo noqday badhasaabkii ugu horeeyey ee Soomaali ah 26-kii June…
Todobaadyadii lasoo dhaafay waxaa sii kordhayay tirada xoolaha u dhimanaya cudur aan la aqoon ee deegaanada Jubaland, kaasi oo si weeyn u saameeyay xoolaha gaar…
Hay'adda NISA ee Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa sheegtay inuu isu soo dhiibay Cabdiraxmaan Macalin Axmed oo ahaa xubin sare oo ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab, sida…
Sannad ayay ku dhowdahay markii uu billowday wejiga koowaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, dagaalkaas oo ay billaabeen ciidamada deegaanka ee loo yaqaan Macawisleyda…
Xaliima Ismaaciil Ibraahim “Xaliima Yarey” oo ah Gudoomiyaha Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Galmudug, horeyna u ahaan jirtay Guddoomiyaha Guddigii Qaran ee Madaxabannaan ee dooarashada dalka…
Wasiirka Arrimaha Gudaha Axmed Macallin Fiqi, ayaa wareysi uu siiyay VOA wuxuu faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay war-murtiyeedkii xalay kasoo baxay Golaha Wadatashiga Qaran, kaas…
Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay dhammaadkii shirka, ayaa lagu sheegay in dawladda heer federaal iyo maamul goboleedada ka qayb galay kulankani inay ku…
Imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare ayaa si rasmi ah meelaha uu maanta ka bilowday waxaa ka mid ah toddobbo degmo oo ka tirsan dowlad goboleedka…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka daah furtay imtixaanka shahaadiga ee fasalka 4-aad ee dugsiga sare. Sanadkan waxaa imtixaank u fadhiistay in ka badan…










