Press "Enter" to skip to content

Xasan Sheekh oo ammaanay heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyay Ra'iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre iyo madaxweyneyaasha maamul goboleedyada iyo duqa magaalada Muqdishu ayaa ammaanay heshiiska ay xalay gaareen hoggaamiyayaasha siyaasadda ee dalka.

Comments are closed.