Sannad ayay ku dhowdahay markii uu billowday wejiga koowaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, dagaalkaas oo ay billaabeen ciidamada deegaanka ee loo yaqaan Macawisleyda oo kaashanayay kuwa dowladda Federaalka.

Wicitaanka Dhageystaha: Xagee ayuu marayaa dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.