Taliyaha qeybta booliska Gobolka Bari G/sare Cabdulqaadir Jaamac Dirir ayaa wareysi ay la yeelatay VOA ku sheegay in ciidamada ammaanka ay gacanta ku dhigeen dhallinyaro…
Doorasho taariikhi ah ayaa maanta ka dhacday magaalada Moqokori oo bishii September ee aynu soo dhaafnay ka mid ahayd magaalooyinkii ay dib u qabsadeen ciidamada…
Magaalada Kismaayo ee maamul goboleedka Jubaland waxaa maanta ka furmay shirweynaha qaran ee Madasha Xiriirka Arrimaha Bani’aadannimada. Sii akhri
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa sheegay in 54 ka tirsan ciidamada Uganda lagu dilay weerarkii al-Shabaab ay ku qaadday saldhigii ciidamada hawlgalka Midowga Afrika ATMIS…
Maalmihii ugu dembeeyay ciidamada Mareykanka oo garab siinaya kuwa Soomaaliya waxay weerarro duqeymo ah ka fuliyeen Koofurta Soomaaliya, kuwaas oo lagu beegsday maleeshiyada al-Shabaab. Sii…

Madaxweynaha Uganda oo sheegay in Al-shabaab ay 54 askari ku dishay weerarkii saldhigga Buulo Mareer
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa sheegay in 54 ka tirsan ciidamada Uganda lagu dilay weerarkii al-Shabaab ay ku qaadday saldhigii ciidamada hawlgalka Midowga Afrika ATMIS…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Jimcihii soo dhaweeyay aqbalaadda warbxinta codsiga xubinnimada Soomaaliya ee ururka Bulshada Bariga Africa ee EAC. Sii akhri
Guddida doorashada KMG ee Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyey doorashooyinkii golayaasha deegaanka ee dhowaan ka dhacay Puntland. Sii akhri
GAARISA — Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Kenya ayaa shaacisay in malaayiin lacag ah ay ku bixineyso la-dagaallanka ururka Al-Shabaab. Waxaa kaloo ay wasaaraddu sheegtay…
MUQDISHO. — Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kullan ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyagoo ka dooday ajenyaal uu ka mid ahaa wax ka…









