Xoghayaha Difaaca Mareykanka Lloyd J. Austin ayaa Arbacadii xarunta Pentagon-ka kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud isagoo 'ku ammaanay hoggaamiyaha Soomaaliya horumarka dhabta ah…
Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda ee NISA ayaa sheegtay in hawlgal ay si wadajir ah u fuliyeen iyaga iyo saaxiibada caalamka oo ka dhacay deegaanka Beerta…
Xubno ka tirsan dhaqaatiirka ka howl-gasha Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in goobaha caafimaadka ay kusoo badanayaan dhallinyarada dawooyinka qaarkood u isticmaala maandooriye ahaanta, taas oo…
Danjiraha ayaa sidoo kale hoosta ka xariiqday sida ay uga go'an tahay Maraykanku inay wax ka qabtaan cunto yarida ka jirta Soomaaliya, iyada oo dul…
Warbixin uu soo saarey Hanti-dhowraha Guud ee dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo gudbiyey in lacag ka badan 21 milyan oo dollar ay ka maqan tahay…
Qaraxyo khasaare gaystay ayaa maanta barqadii lagu weeraray xero ciidamada lagu tababaro oo ku taalla degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Sii akhri
Maxkamadda militariga Soomaaliya ayaa xukun xabsi ah ku riday xubin lagu helay inuu ka tirsan yahay ururka Daacish. Sii akhri
Toddobaadyadii lasoo dhaafay waxaa hakaday hawlgallada militari ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, waxayna taasi kusoo aadaysaa iyadoo ay soo dhowdahay sannad-guuradii koowaad ee markii…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa ridday xukunno laga sugayey oo ka dhan ah kalluumaysato lagu helay inay si sharcidarro ah uga kalluumaysanayeen biyaha Soomaaliya. Sii akhri
Golaha Wasiirada Soomaaliya, oo maanta Muqdisho ku yeeshay kulan uu guddoomiyey ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre, ayaa ansixiyay Jiheynta Hannaanka Doorashooyinka dalka. Sii akhri










