Toddobaadyadii lasoo dhaafay waxaa hakaday hawlgallada militari ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, waxayna taasi kusoo aadaysaa iyadoo ay soo dhowdahay sannad-guuradii koowaad ee markii kacdoonka dadka degaanka uu ka billowday gobollada dhexe ee Soomaaliya.

Wareysi: Maxaa hakiyey howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.