Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa ridday xukunno laga sugayey oo ka dhan ah kalluumaysato lagu helay inay si sharcidarro ah uga kalluumaysanayeen biyaha Soomaaliya.

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukuntay 36 qof oo ajnabi ah
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.