Deegaanka Towfiiq ee gobolka Mudug ayaa lagu soo gabagabeeyay shir muddooyinkan socodey oo lagu dhammeeynayay colaado u dhaxeeyay beelo wada dega bariga Mudug, kaas oo…
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaa marti u ah Taliye Mahad Cabdiraxmaan Aaden (Taliye Shub) oo ka sheekeynaya jacaylka, xilliga…
Barnaamijka Martida Makarafoonka ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay haddii la dayacay xujeyda Soomaaliya ee xajkii sannadkan,waxaa marti ku ah Sheekh Maxamed Idris. Sii akhri
Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
Declan Rice ayaa noqday ciyaaryahankii ugu qaalisanaa ee Ingiriis ah Sabtidii, markii Arsenal ay ku lasoo wareegtay ciyaaryahanka khadka dhexe ee England 105 milyan ginni…
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa idinla socodsiinaya Ibraahim Xassan Daandurey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari). Sii akhri
Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa ku dhintay, dhowr kalana way ku dhaawacmeen qarax abaare Salaaddii Maqrib ka dhacay degmada Hodan ee Gobolka Benaadir. Sii…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay shirka wadatashiga ee Muqdisho ugu soo dhammaaday madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo madaxdii hore dalka uga soo…
Shirkii labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka socday Muqdisho ayaa shalay gelinkii dembe lasoo gabagabeeyay waxaana kasoo baxay qodobo inta badan la sheegayn in laga…
Magaalada Baydhabo ayaa muddo ku dhawaad hal toddobaad ah waxaan soogalin gaadiidka badeecooyinka kadib markii kooxda Al-shabab ay go’doomiyeenmMagaalada. Sii akhri










