Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaa marti u ah Taliye Mahad Cabdiraxmaan Aaden (Taliye Shub) oo ka sheekeynaya jacaylka, xilliga uu qofka ku dhaco, inuu isaga waligii jacayl ku dhacay iyo in kale, iyo sidoo kale fanaanka uu ugu jecel yahay heesihiisa.

Barnaamijka Caweyska Washington: General Shub iyo Jacaylka
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.