Press "Enter" to skip to content

Wareysi ku saabsan Heshiiska nabadeed ee beelaha bariga Mudug

Deegaanka Towfiiq ee gobolka Mudug ayaa lagu soo gabagabeeyay shir muddooyinkan socodey oo lagu dhammeeynayay colaado u dhaxeeyay beelo wada dega bariga Mudug, kaas oo sababay dhimashada 10 qof.

Guddoomiyaha gobolka Mudug ee maamulka Puntland Feysal Sheekh Cali ayaa wariyaha VOA Cabdiwaaxid Macalin Isaaq uga waramay doorkii ay maamulada Puntland iyo Galmudug ku lahaayeen dhammeynta coladdaasi.

 

Comments are closed.