Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay go’doonka ay kooxda Al-Shabaab gelisay magaalada Baydhaba oo socda toddobaadkii labaad, iyo saameyntiisa. Sii akhri
Xildhibaan Cabdiraxman Maxamed Cumar (Jubba) oo ka tirsanaa Golaha Shacabka baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Sii akhri
Dawladdaha Djibouti iyo Soomaaliya ayaa yeeshay shirar la xiriira arrimaha qorsheynta dhaqaalaha iyo horumarka maalgashiga. Hawlahan ayaa qeyb ka ah xoojinta xiriirka dhaqaale ee Djibouti…
Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka billaabatay maxkamadaynta qaar ka mid ah saraakiil hoose oo u shaqaysa laanta socdaalka iyo jinsiyadaha ee dawladda federaalka. Sii akhri
Madaxweynaha mamaul goboleedka Koonfur Gabeed Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa si adag uga hadlay dadka la macaamila ururka Al-Shabaab. Waxa uu dhinaca kale ku baaqay in la…
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doodda la xiriirta in Soomaaliya u baahan tahay isbeddel dastuur, si wax loo beddelo nidaamka madaxweyne…
Ciidamada milatariga Maraykanka ee qaaradda Afrika ayaa sheegay inay duqayn cusub la beegsadeen maleeshiyaadka ururka al-Shabaab iyaga oo taageeraya ciidanka xoogga dalka Soomaaliya. Sii akhri
Dowladda Soomaaliyaa ayaa sheegtay in ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa Mareykanka ay maanta dileen ku dhawaad 100 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab, kadib howlgallo cirka iyo…
Dowladda Federaalka ayaa sheegatay dilka in ka badan 30 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab, kadib hawlgal ay ciidamada xoogga dalku ka fuliyeen deegaanka Ceel-qurac oo ku…
Matxafka qaranka Soomaaliya ayaa tan iyo 15-kii bishan waxa uu martigelinayay bandhiggii ugu horreeyay ee farshaxan kadib in ka badan 30 sano oo dagaallo ah,…










