Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur, sidoo kalena ah ergeyga madaxweynaha ee arrimaha abaaraha ayaa dhawaan qoraal uu u direy madaxweynaha waxa uu kaga hadley talooyin ku aadan arrimo dhowra oo ay ka mid tahay hanaanka doorashada, dastuurka iyo siyaasad loo dhan yahay.

Wareysi: Maxaa ku qornaa warqaddii uu Cabdiraxman Cabdishakur u diray madaxweyne Xasan?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.