Press "Enter" to skip to content

Jabuuti iyo Soomaaliya oo iska kaashanaya qorsheynta iyo maalgashiga

Dawladdaha Djibouti iyo Soomaaliya ayaa yeeshay shirar la xiriira arrimaha qorsheynta dhaqaalaha iyo horumarka maalgashiga.

Hawlahan ayaa qeyb ka ah xoojinta xiriirka dhaqaale ee Djibouti iyo Soomaaliya iyo kobcinta is dhex galka dhaqaale ee dalalka Geeska Afrika.

Warbixintan waxaa Djibouti kasoo diray Ramadaan Muuse.

 

Comments are closed.