Diyaarado ayaa saakay aroortii duqeeyay fariisin kooxda Al-shabaab ay ku lahaayeen deegaan lagu magacaabo Labi Aw-Xassan oo u dhaxeeya Hilowle Gaab iyo Ceel Bacad oo…
Dowladda Mareykanka ayaa cunaqabateyn kusoo rogtay Cabdiweli Maxamed Yuusuf oo ah madaxa xafiiska maaliyadda ee maleeshiyada Daacish ee Soomaaliya. Sii akhri
Shirkii sadexaad ee ururka xirfadlayaasha caafimaad ee Somaliland ee degen Qaaradda Ameerica oo lagu qabtay Somaliland, kaas oo sanadkan ka dhacay xarunta jaamacada Camuud ee…
In ka badan 1,500 oo qoys oo oo aan tirsaneyn ayaa u baahan gargaar deg deg ah ayaa Hay'adda UNHCR ka codsaday in dib loo bilaabo tirakoobka…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyada Maraykanka ee Arrimaha argagixisada iyo ka hortagga maalgelintooda Brian Nelson. Sii akhri
Golaha Wasiirada Soomaaliya, oo maanta ku kulmay magaalada Muqdisho, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii Isniintii lagu qaaday Kulliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho. Sii…
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dalalka Imaaraadka Carabta iyo Sacuudi Carabiya oo sii kala fogaanaya ayaga oo isku khilaafsan arrimo dhowr…
Dawladda Ruushka ayaa Soomaaliya ka cafiday deyn ay ku lahayd oo ka badan $684 million oo dollar, ka dib heshiis ay labada dawladood ku kala…
Mas’uuliyiinta amniga ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in duqayn cusub lala beegsaday maleeshiyaadka Al-Shabaab oo ku sugnaa degaan u dhexeeya Waajid iyo Goofguduud.…
Qaar ka mid ah dhallinyarada ka qalinjebisay jaamacadaha Somaliland waxaa haysta shaqo la’aan. Hase yeeshee qaar kale waxay aaminsan yihiin in dhallinyarada shaqo-doonka ah ay…










