Diyaarado ayaa saakay aroortii duqeeyay fariisin kooxda Al-shabaab ay ku lahaayeen deegaan lagu magacaabo Labi Aw-Xassan oo u dhaxeeya Hilowle Gaab iyo Ceel Bacad oo hoos taga degmada Ruun Nirgood.

Howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka socda bartamaha Soomaaliya
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.