Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan. Qodobada aad ku maqli doontaan waxaa ka mid wareysi uu barnaamijka Caweyska Washington siiyay Guddoomiyaha…
Waxaa meel wanaagsan maraya shir dib u heshiisiin ah oo ka socda degaanka Burka Diirimeed oo ku yaalla inta u dhaxeysa degmooyinka Cadalle iyo Raage…
Garsoore Federaal ah oo ku sugan magaalada San Francisco ayaa diidey siyaasadda socdaalka ee madaxweyne Joe Biden Talaadadii, isaga oo ku tilmaamay sharcigiisa xaddidayao cidda…
Wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya ayaa maanta guddi ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya u sheegtay in la xiray oo wali su’aallo la weydiinayo 14 qof oo ay…
WASHINGTON – Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay halista xuska xanuunka hepatitis iyo wacyigelinta bulshada ee halista xanuunkan. Waxaa marti ku ah…
Madaxda Africa ayaa madaxweynaha Ruushka ka dalbayaday in uu dib u bilowdo heshiiska qamadiga looga dhoofinayo Ukraine. Ra’iisul-wasaare ku-xigeenka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, oo ka mid…
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa idinla socodsiinaya Ibraahim Xassan Daandurey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari). Sii akhri
Qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamanka Somaliland ayaa markii ugu horreysay ka hadlay koox hubeysan oo la sheegay inay isku urursadeen deegaanka Buurta Gacan-Libaax ee…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay dib u dhaca ku yimid wejiga labaad ee dagaalka ay dowladda Soomaaliya kula jirto kooxda Al-Shabaab iyo…










