Press "Enter" to skip to content

Barn. Martida: Dr. Cabdi Faarax Cali Taano

WASHINGTON – Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay halista xuska xanuunka hepatitis iyo wacyigelinta bulshada ee halista xanuunkan. Waxaa marti ku ah Dr. Cabdi Faarax Cali Taano oo ka howlgala isbitaalka Shaafi ee magaalada Muqdisho. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Kuukaay.

 

 

Comments are closed.