Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta soo saaray wareegto madaxweyne oo uu ku cayimayo taariikhda qabsoomida doorashooyinka Xisbiyada iyo Madaxweynaha. Sii akhri
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doorashooyinka Somaliland ee dhowaan guddiga doorashooyinka ay muddeeyeen. Waxaa soo jeedinaya Khadar Maxamed Cakule oo ku sugan…
Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horreysay muddo ka badan 30 sano ka dib waxa ay dib u howgalisay xarunta kaydka dhiigga . Xarunta maanta waxaa…
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa idinla socodsiinaya Ibraahim Xassan Daandurey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari). Sii akhri
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay xirtay 10 qof oo dowladda u shaqeynayay kuwas oo lagu eedeyay inay Shabaab u basaasayeen. Sii akhri
Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug waxaa ka socda diyaargaroowga soo dhaweynta madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, sida uu VOA u xaqiijiyay masuul ka tirsan maamulka…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hay’adaha maniga ay qabteen xubno ku dhex-jira dowladda, oo u basaasayey kooxda Al-Shabaab. Sii akhri
Saacadihii lasoo dhaafay waxaa wararka Soomaaliya hareeyey muran ku saabsan gabar ku ordaysa magaca Jaamacadaha Soomaaliya oo ka qaybgashay tartanka Jaamacadaha dunida ee lagu magacaabo…
Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud ayaa amray in shaqada laga joojiyo Guddoomiyaha Xiriirka Cayaaraha Fudud ee Soomaaliyeed Khadiijo Aadan Daahir. Sii akhri









