Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hay’adaha maniga ay qabteen xubno ku dhex-jira dowladda, oo u basaasayey kooxda Al-Shabaab. Sii akhri
Saacadihii lasoo dhaafay waxaa wararka Soomaaliya hareeyey muran ku saabsan gabar ku ordaysa magaca Jaamacadaha Soomaaliya oo ka qaybgashay tartanka Jaamacadaha dunida ee lagu magacaabo…
Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud ayaa amray in shaqada laga joojiyo Guddoomiyaha Xiriirka Cayaaraha Fudud ee Soomaaliyeed Khadiijo Aadan Daahir. Sii akhri
Warar goor dhowayd naga soo gaaray Gobalka Bay ayaa sheegaya in galinkii danbe ee maanta uu dagaal cusub ka bilowday deegaanka Goofgaduud buuraay oo fariisin…
Degmo xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug, waxaa dhibaato ku haya bacad guuraya oo aasay qeybo ka mid ah degmadaasi. Sii akhri
Wararkii ugu dambeeyey ee ka imanaya gobalka Bay ayaa sheegaya in ciidamada dawladda ay iska difaaceen weerar kale oo uga yimid maleeshiyaadka Al-Shabaab oo mar…
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa sheegay in dawladiisu ay diyaar u tahay inay doorashada waqtigeedii ku qabato, islamarkaana uu diyaar u yahay…
Muddooyinkii u dambeeyey suuqyo ganacsi oo kala duwan oo ku yaala qaar ka mid ah magaalooyinka Soomaalida ayaa waxaa qabsaday dab u gaystay khasaare maaliyadeed,…
Wasiirka Dastuurka iyo Caddalaadda dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Macallin oo saaka booqasho ku tagay Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho ayaa maxaabiiska u ballan-qaaday inay heli…
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya ayaa ballanqaaday in baaritaan lagu sameyn doono ciyaaryahan ku tartamayay magaca Soomaaliya uu u muuqday mid aan diyaar u…










