Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay cunno yarida ka jirta Geeska Afrika kadib abaaro xooggan oo ku dhuftay gobolka. Waxaa soo…
Murashax u taagnaa xilka madaxtinimada dalka Ecuador, caanna ku ahaa la dagaallanka musuq-maasuqa ayaa xalay lagu dilay igtiyaal, xilli uu kasii baxayay goob uu ka…
Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa magaalada Nairobi ku kala saxiixday heshiis laba geesood ah oo dhinaca adeegyada hawada ah kaasi oo ujeedkiisu yahay in la…
Dawladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa toddobaadkan kala saxiixday heshiis ku saabsan adeegyada duulimaadyada labada waddan iskaga goosha. Heshiiskan oo aan weli la shaacin qodobada uu…
Maxkamadda Gobolka Benaadir ayaa maalmihii lasoo dhaafay u fariisatay kiisas dhowr ah oo ku saabsan musuq-maasuq loo haysto shaqaale Dowladeed iyo dad mas'uuliyiin ah. Doodda…
Waxaa kordhay khasaaraha dhimasho ee ka dhashay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan. Sii akhri
Ciidamada xoogga dalka ayaa saakay la wareegay degmada Ruun niegood iyo deegaanka Hilowle Gaab ee gobolka Shabeelada Dhexe. Sii akhri
Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horraysay faahfaahin ka bixisay, dabley hubaysan oo weerar ku qaaday gaadiid ay lahayd hay'adda samafalka ee Halo Trust, halkaas oo…
Musharraxa Madaxweynaha Somaliland ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka hadlay xiisadda ka jirta deegaanka Gacan libaax ee ka tirsan Saaxil Somaliland, wuxuu la hadlay…
Masuuliyiinta maamulka la magac baxay SSC Khaatumo ayaa maanta xilkii kala wareegay guddi ka koobnaa 33 xubnood oo lagu magacaabo guddiga aaya-ka-tashiga kuwaas oo xilkaas…










