Milatariga Soomaaliya ayaa uga digay dadka shacabka ah inay ka fogaadaan degaannada ay ku sugan yihiin al-Shabaab. Sii akhri
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay heerka waxbarasahada ee ardayd qaxootiga ku ah xeryaha Dhadhaab, waxaana soo diyaariyay soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.…
Waxa maanta aas Qaran loogu sameeyey xabaalaha Baqiic ee maagalada Hargiesa askartii Jimcihii lagu dilay Deegaanka buurta Gacan-libaax, iyadoo madaxweynaha Somaliland Muse Biixi Abdi oo…
Saldhigyo ay kooxda Al-Shabaab ku leedahay gobolka Baay, gaar ahaan deegaanka Buula Fulay ee hoostaga degmada Buurhakaba ayaa la sheegay in maanta duqeyn lagu bartilmaameedsaday.…
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan. Qodobada aad ku maqli doontaan waxaa ka mid qeybtii labaad ee wareysi ay barnaamijka Caweyska…
WASHINGTON – Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaa toddobaadkan ku marti ah ku ah Maxamed Xassan Sarkaal sare oo ka tirsan wasaaradda Bii’ada iyo Isbadalka Cimilada ee…
Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Jubaland ayaa sheegay inay qabanqaabinayaan shirweyne is-cafin ah oo ay iskugu keenayaan dhinacyada siyaasadeed ee gobolka iyo xallinta kala aragti-duwanaanshaha jiray. Haaruun…
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee dowladda Federaalka Mukhtaar Rooboow ayaa beeniyay warar lagu baahiyay baraha bulshada, kuwaas oo sheegay 'in la musuq-maasuqay' howlihii…
Tan iyo wixii ka dembeeyay markii uu madaxweynaha Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud uu u safray magaalada Dhuusamareeb Sabtidii, maqalka magaca Ceelbuur waxa uu noqday…
Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda ee NISA ayaa sheegtay inay deegaanka Ceelasha-Biyaha ku qabatay gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa. Sii akhri










