Press "Enter" to skip to content

Duqeyn lala beegsaday saldhigyo ay Al-Shabaab ku lahayd degmada Buurhakaba

Saldhigyo ay kooxda Al-Shabaab ku leedahay gobolka Baay, gaar ahaan deegaanka Buula Fulay ee hoostaga degmada Buurhakaba ayaa la sheegay in maanta duqeyn lagu bartilmaameedsaday. Si rasmi ah oo madax bannaan looma oga khasaaraha ka dhashay duqeyntaasi, laakiin maamulka Koonfur Galbeed ayaa VOA u sheegay in Al-Shabaab uu khasaare soo gaadhay, sidoo kalena laga burburiyay xarumihii kaydka u ahaa. Weriyaha VOA ee Baydhaba Mukhtar Maxamed Catoosh ayaa wabrixintan soo diray.

 

Comments are closed.